EN SO

Maamul Ganacsigaaga Shidaal — Meel Kasta

Fuel Station ERP waa system casri ah oo kuu ogolaanaya inaad si toos ah ula socoto iibka, stock-ka iyo dakhligaaga adigoon joogin station-ka.

Halkii aad ku tiirsanaan lahayd warbixin dib loo diyaariyey, waxaad helaysaa xog live ah oo kaa caawinaysa go’aan qaadasho degdeg ah.

✔ La soco iibka real-time
✔ Ogow shidaalka kaa haray
✔ Xakamee faa’iidada & kharashaadka
✔ Ka maamul mobile ama laptop meel kasta

Ganacsi si buuxda gacantaada ugu jira — xitaa marka aad maqantahay.
Telephone: +252 907 723725
Website: somalirank.com